Man United oo noqotay kooxda ugu qaalisan kubbada cagta iyadoo ay jirto inay kaalinta 6-aad ku dhammeystay…..(EEG LIISKA)

kk

(Europe) 31 Maajo 2017. Manchester United ayaa noqotay naadigii ugu horreeyay ebid ee ku kaca qiimo dhan 3billion euros oo u dhiganta (2.7billion oo bound) marka la eego qiimaha ganacsiga.

Qiimaha ganacsiga waa cabir inta ay ku kuci karto in la iibiyo koox kubbada cagta ah.

Diraasadii ugu dambeysay ay sameeyaan KPMG ayay kooxda ka dhisan Premier League uga sara martay camaaliqada Spain ee Real Madrid iyo Barcelona iyadoo ay jirto in lagu leeyahay deyn dhan nus bilyan.

Kooxaha Premier League ayaa xoog ku heysta 10-ka sare iyadoo ay ku leeyihiin ilaa lix kooxood.

Marka laga soo tago kooxaha Real Madrid oo ku jirta labaad, Barca oo fadhisa saddexaad, Bayern Munich oo 4-aad ku jirta iyo Juventus oo 9-aad soo xiratay inta kale ee liiska 10-ka sare waa kooxo ka socda Premier League.

EEG LIISKA kooxaha ugu qaalisan kubbada cagta adduunka:

kkk

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close