SAWIRRO XUL AH: Bal arag Hotel ka ay dagi doonaan Real Madrid Final ka Champions League

crrr

(Cardiff) 30 Maajo 2017. Real Madrid ayaa magaalada Cardiff oo ay ku ciyaari doonta final ka Champions League ka degi doonta hotel habeenkii lagu jiifto 69 oo bound.

Wuxuu ku yaalaa Hotelka meel ku dhow Principality Stadium, waxaana lagu magacaabaa Mercure Cardiff Holland House Hotel and Spa.

Hoteelka ayaa Real Madrid ugu dhammeystiran waxyaabaha ay u baahan yihiin sida baraakadaha lagu dabaasho iyo GYM.

Juve oo ku soo guuleystay horyaalka Talyaaniga iyo Real oo Barca ka qaaday horyaalka Spain ayaa sabtida isku qaban doona ciyaarta kama dambeysta ee CL.

DAAWO:

The Mercure has a large gym on-site, should Real Madrid's stars feel the need to workout

Real Madrid have snubbed the chance to live in luxury during their stay in Cardiff

The Mercure in Cardiff boasts spa, gym, restaurant and bar

Real Madrid have opted not to stay in the Vale, instead opting for the central location

The Cardiff Mercure boasts an impressive 4/5 rating on TripAdvisor

Real Madrid take on Juventus in Cardiff this Saturday

Real Madrid travel to the Welsh capital for their Champions League final

Juventus will not be staying with Real Madrid at Cardiff's central Mercure

Real Madrid will stay in the relative modesty of Cardiff's 4* Mercure

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close