Arag hotelka ay ijaaratey kooxda Real Madrid + Sawirro

(Cardiff) 30 Maajo 2017 – Xarunta kooxda Cadcadka ee Blancos ee Cardiff ayaa noqonaysa Mercure Holland hotel, kaasoo ku yaalla bartamaha magaalada isagoo 2 KM uun u jira garoonka lagu ciyaarayo ee Millennium Stadium.

Hoteelkan oo ah nooca loo yaqaanno 4-ta Xidigood ayaa kaalinta 12-aad uga jira 73-da hoteel ee ugu adeegga wanaagsan magaalada Cardiff, waana hoteel ay door bideen Cristiano Ronaldo iyo saaxiibadii.

Degitaanka hoteelkan ayaa kasoo horjeeda dabeecadda kooxdaLes Merengues oo badanaa raaxada hoteelka ka door bidda deggannaanta iyo adeegga ama saamaynta uu ku yeelan karo bandhiggooda iyagoo marar badan dega hoteello iska heer dhexaad ah, iyadoo uu hoteelkani ka raaxo badan yahay marka loo eego midkii ay degeen final-kii Lisbon ee 2014 iyo Milano sanadkii tegey.

Go’aanka ay markan qaateen ayaa sida la sheegay salka ku haya dhanka amaanka.

b b1 b2 b4 b6 b7 b8 b9 b10 b11 b12 b13 b14 b15 b16 b17 b18 b19 b20 b21 b22 b23 b24 b25 b26 b27 b28 b29 b30 b31 b33 b34

b3

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close