Day: May 30, 2017
-
Bannaanka Garoonka
Arag hotelka ay ijaaratey kooxda Real Madrid + Sawirro
(Cardiff) 30 Maajo 2017 – Xarunta kooxda Cadcadka ee Blancos ee Cardiff ayaa noqonaysa Mercure Holland hotel, kaasoo ku yaalla…
Read More » -
Uncategorized1
RASMI: Asmir Begovic oo isaga tagay kooxda Chelsea
(London) 30 Maajo 2017 Kooxda Chelsea ayaa shaacisay in goolhayehoodii labaad ee Asmir Begovic uu isaga tagay kooxda. 29 jirka reer Bosnia…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ka bogo hoteelka ay Cardiff ka calmatay kooxda Juventus + Sawirro
(Cardiff) 30 Maajo 2017 – Waxaa Sabtiga magaalada Cardiff ku qabsoomaya dhamaadka KHY waxaana idiin haynaa hoteellada ay joogayaan labada…
Read More » -
Champ' League
Gareth Bale oo si cad u sheegay “100% Taam ma ihi”
(Madrid) 30 Maajo 2017 Gareth Bale ayaa hoos u dhigay taam ahaanshihiisa kulanka adag ee sabtiga kooxdiisu ay ka hortagi doonto…
Read More » -
England
Real Madrid oo soo cusboonaysiisay xiisaha ay u qabto saxiixa Moussa Sissoko
(Madrid) 30 Maajo 2017 Kooxda Real Madrid ee dalka Spain ayaa markale soo cusboonaysiisay xiisaha ay u qabto saxiixa laacibka qadka…
Read More » -
England
Riyad Mahrez oo waydiistay maamulka Leicester City in la fasaxo suuqa xaggaagan
(Leicester) 30 Maajo 2017 Laacibka kooxda Leicester City ayaa dalab bixitaan ah u gudbiyay maamulka sare ee kooxdiisa sida ay baahisay…
Read More » -
Italy
XOG: AC Milan oo Biglia la heshiisey & Ricardo Rodriguez oo maalmaha soo socda kusoo biiraya
(Milano) 30 Maajo 2017 – AC Milan ayaa la sheegayaa inay heshiis la gaareen laacibka khadka dhexe ee Lucas Biglia,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Silvio Berlusconi iyo Massimo Morratti oo abaalmarinno la siiyay + Sawirro
(Milano) 30 Maajo 2017 – Labadii milkiile ee kooxaha AC Milan & Inter Milan ee Silvio Berlusconi iyo Massimo Morratti…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
SAWIRRO XUL AH: Bal arag Hotel ka ay dagi doonaan Real Madrid Final ka Champions League
(Cardiff) 30 Maajo 2017. Real Madrid ayaa magaalada Cardiff oo ay ku ciyaari doonta final ka Champions League ka degi…
Read More » -
Spain
Ka bogo wax kasta oo uu Zidane uga hadlay shirkiisa jaraa’id….(Bale iyo Isco kee lagu soo bilaabi doonaa Finalka Champions League?)
(Madrid) 30 Maajo 2017. Tababare Zinedine Zidane ayaa mowduucyo kala duwan uga hadlay Maalinta saxaafadda ee Real Madrid ee maanta…
Read More »