Maamulka Juventus oo udbohoodii sita ayaa booqasho ku tegey tababarka kooxda Juventus + Sawirro

(Torino) 29 Maajo 2017 – Kooxda Juventus FC ayaa ku jirta isu diyaarintii ugu dambaysay ee dhamaadka Koobka Horyaallada Yurub oo 3-da Juun lagusoo abyi doono magaalada Cardif ee caasimadda gobolka Wales ee dalka Britain.
Sidaa darteed bay maamulka iyo howlwadeennada kala geddisan ee kooxda Juventus waxay booqasho dhiirri gelin ah ugu tageen laacibiinta kooxda.
Madaxda tababarka tagtay ee Juve ee la kulmay kooxda Allegri, waxaa ka mid ah guddoomiyaha Marotta, Nedved, Paratici iyo madaxwaynaha kooxda ee Andrea Agnelli oo kooxda kula soo sheekaystay gegada Juventus Stadium.
Gool FM