Day: May 29, 2017
-
Bannaanka Garoonka
XOG: Franck Kessié oo berri caafimaadka u maraya AC Milan
(Bergamo) 29 Maajo 2017 – Laacibka khadka dhexe ee sanadkan wacdaraha ka dhigay kooxda Atalanta ee Franck Kessié ayaa berri…
Read More » -
Champ' League
“Kulanka Real Madrid waa mid iska caadi ah” – Paulo Dybala
(Cardiff) 29 Maajo 2017 Weerar yahanka kooxda Juventus ee Paulo Dybala ayaa kulan caadi ah ka soo qaaday kulanka Final-ka Champions League.…
Read More » -
England
Man City oo wadahadalo heshiis kordhin ah la furtay wakiilka Yaya Toure
(Manchester) 29 Maajo 2017 Kooxda Manchester City ayaa wadahadalo heshiis kordhin ah la furtay wakiilka laacibkeeda Yaya Toure sida lagu baahiyay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kooxda Real Madrid oo soo bandhigtay funaanadda ay ku ciyaarayso final-ka CL + Sawirro
(Madrid) 29 Maajo 2017 – Dhamaadka Koobka Horyaallada Yurub ayaa Sabtiga soo aaddan waxaa geesaha waawayn isku gelin doona labada…
Read More » -
Italy
”Waa riyo wayn hanashada Koobka Horyaallada Yurub” – Gianluigi Buffon
(Torino) 29 Maajo 2017 – Gianluigi Buffon ayaa sheegay inay “riyo ku wayn tahay” hanashada Champions League, isagoo tilmaamay inay…
Read More » -
Spain
RASMI: Barcelona oo shaacisay in Ernesto Valverde uu yahay tababaraha badali doona Enrique
(Barcelona) 29 Maajo 2017 Kooxda Barcelona ayaa goor dhaw shaacisay in Ernesto Valverde uu yahay tababaraha badali doona Luis Enrique. Tababarihii hore…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Waxaan Roma u aadi gaarey inaan la ciyaaro Francesco Totti” – David Beckham
(London) 29 Maajo 2017 – Francesco Totti ayaa Axadddii dheeley kulankiisii ugu dambeeyay isagoo xiran funaanadda AS Roma, waloow uusan…
Read More » -
Italy
Maamulka Juventus oo udbohoodii sita ayaa booqasho ku tegey tababarka kooxda Juventus + Sawirro
(Torino) 29 Maajo 2017 – Kooxda Juventus FC ayaa ku jirta isu diyaarintii ugu dambaysay ee dhamaadka Koobka Horyaallada Yurub…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Raysal Wasaaraha Canada ee Justin Trudeau oo loo haddiyeeyay funaanadda TOTTI + Sawirro
(Roma) 29 Maajo 2017 – Madaxa Guddiga Olombikada Talyaaniga ee CONI ayaa funaanadda Francesco Totti oo saxiixan magaalada Roma ku…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: Kooxda AS Roma oo qandaraaska u kordhisey Kevin Strootman + Sawirro
(Roma) 29 Maajo 2017 – Kooxda AS Roma ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay qandaraaska u kordhiyeen laacibka khadka…
Read More »