Day: May 26, 2017
-
Bannaanka Garoonka
AC Milan oo madaxa xog-doonka laacibiinta u magacaabaysa madaxii Juventus isla….
(Milano) 26 Maajo 2017 – Maamulka AC Milan ee cusub ee xawaaraha ku socda ayaa ninkii Juventus ugu qaybsanaa dhanka…
Read More » -
England
N’Golo Kante oo Gunners u sheegay inay koobka FA Cup iyagu doonayaan!
(London) 26 Maajo 2017 – Chelsea ayaa berri oo Sabti ah la ballansan kooxda Arsenal oo ay foodda isku darayaan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kooxda Borussia Dortmund oo cayintay qiimaha ay ku iibinayso Pierre-Emerick Aubameyang
(Dortmund) 26 Maajo 2017 – Pierre-Emerick Aubameyang ayaa sida muuqata u diyaar ah inuu iskaga tago kooxda Borussia Dortmund isla…
Read More » -
Italy
AC Milan & Atalanta oo shiray (Kaddib Kessié Gomez & Conti oo ay ka wada hadleen)
(Milano) 26 Maajo 2017 – AC Milan ayaa sida la sheegayo xaqiijisay lasoo wareegista laacibka khadka dhexe ee Atalanta ee…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Francesco Totti oo Axadda dheelaya kulankiisii ugu dambeeyay ee AS Roma! (Halkee u badan tahay inuu u bayro?)
(Roma) 26 Maajo 2017 – Kabtanka kooxdsa AS Roma ee Francesco Totti ayaa sida muuqata kulankii ugu dambeeyay kooxdiisa u…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kooxda Real Madrid oo soo bandhigtay qorshe ku kacaya 400 milyan oo lagu casriyaynayo garoonkeeda + Sawirro
(Madrid) 26 Maajo 2017 – Guddi ku qaybsan horumarinta garoonka Santiago Bernabeu ayaa soo bandhigay naqshadda ay u qorsheeyeen garoonka…
Read More »