RASMI: Kooxda AS Roma oo soo bandhigtay funaanadda 1-aad ee fasalka 2017-18 + Sawirro

(Roma) 25 Maajo 2017 – Kooxda AS Roma ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay funaanadeeda 1-aad ee fasalka soo aaddan iyadoo xiran doonta isla kulanka horyaalkan lagusoo abyayo ee Axadda u dhexeeyaa iyaga iyo Genoa.

Funaanaddan oo ay farsamaysay Nike ayaa ka kooban midabbada jaallaha iyo casaanka ee magaalada Roma iyadoo kooxdan oo la aasaasay 1927-kii ay u taagan tahay midabada caasimadda guunka ah ee dalka Talyaaniga.

b b1 b2 b3 b4 b5

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close