Kaddib u soo bixitaankii Champions League-ga yey ku aadi doontaa Manchester United?

40C2415500000578-4539228-image-a-1_1495659385819

(Manchester) 25 Maajo 2017. Manchester United waxa ay ku jiri doontaa qaanadda labaad (Second Pot) kaddib markii ay ugu soo baxday Champions League-ga hanashadii Europa League-ga.

Kooxaha reer England Chelsea oo qura ayaa ku jirta qaanadda kowaad laakiin United waxa ay gashay midda labaad oo ay kula jiraan dhinacyadda kala ah Barcelona, Atletico Madrid, Paris  Saint-Germain, Borussia Dortmund, Manchester City iyo Porto, kooxahan dhammaan iskuma aadi doonaan heerka Group-yada.

Iyada oo aysan Chelsea xittaa is haleeli doonin waa kuwan dhinacyada ay Group-a wada gali karaan.

#Real Madrid, Bayern Munich, Juventus, Benfica, Shakhtar Dontesk, Monco ama Spartak Moscow.

Dhammaan kooxahan waxa ay wajihi karaan dhinacyada qaanadda labaad.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close