Day: May 25, 2017
-
Soomaaliya
Tartankii kubadda gacanta ee xeebta oo galabta la soo gabagabeyn doono + Sawirro
(Muqdisho) 25 Maajo 2017 – Magaalada Muqdisho waxaa si xiiso leh ugu soconaya tartankii kubadda gacanta ee Beach Handball kaasoo…
Read More » -
toos
TOOS u daawo: Senegal U20 vs USA U20 – LIVE
Senegal U20 – USA U20 Senegal U20 – USA U20 Senegal U20 – USA U20 Gool FM
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: Kooxda AS Roma oo soo bandhigtay funaanadda 1-aad ee fasalka 2017-18 + Sawirro
(Roma) 25 Maajo 2017 – Kooxda AS Roma ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay funaanadeeda 1-aad ee fasalka soo aaddan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Jamaahiirta Man United oo xalay soo bandhigay maaliyadda Antoine Griezmann
(Manchester) 25 Maajo 2017. Intii ay socotay dabaashaadkii ka dhashay guushii Manchester United ee ay ku qaaday Europa League-ga waxaa la…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: Kooxda Inter Milan oo soo bandhigtay funaanadda 1-aad ee fasalka 2017-2018 + Sawirro
(Milano) 25 Maajo 2017 – Kooxda Inter Milan ayaa ugu dambayn si rasmi ah usoo bandhigtay funaanadda 1-aad ee fasal-ciyaareedka…
Read More » -
Champ' League
Kaddib u soo bixitaankii Champions League-ga yey ku aadi doontaa Manchester United?
(Manchester) 25 Maajo 2017. Manchester United waxa ay ku jiri doontaa qaanadda labaad (Second Pot) kaddib markii ay ugu soo baxday…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
XOG: AC Milan & Alvaro Morata oo heshiis hordhac ah gaarey
(Milano) 25 Maajo 2017 – Qannaaska Real Madrid ee Alvaro Morata ayaa ogolaaday inuu xagaagan ku biiro kooxda AC Milan,…
Read More » -
England
XOG: Arsenal waxa ay dooneysaa Hazard
(London) 25 Maajo 2017. Arsenal waxa ay bidhaansatay garabka Borussia Monchengladbach Thorgan Hazard, sidaas waxaa qabta Jeunes Footeux. Laacibka reer Belgium…
Read More » -
England
Mourinho oo xalay sooyaal ku dhigay Friends Arena
(Manchester) 25 Maajo 2017. Jose Mourinho waxa uu sameeyey taariikh kaddib markii uu noqday tababbarihii ugu horreeyey ee ku guuleystay Europa…
Read More » -
England
“MAGAALO MIDEYSAN”. City oo dhinac iska dhigtay xifaaltankii kala dhexeeyey United una muujisay garab istaag
(Manchester) 25 Maajo 2017. Manchester City waxa ay fariin garab istaag ah u dirtay Manchester United kaddib markii ay xalay…
Read More »