Day: May 23, 2017
-
Bannaanka Garoonka
MUUQAAL: Bale iyo Modric oo is waydiiyay sababtii koobka La Liga loo guddoonsiin waayay…(Bal adiguba hadda ogoow sababta)
(Madrid) 23 Maajo 2017. Real Madrid ayaa axadii ku guuleystay horyaalka La Liga kaddib markii ay 2-0 ku martay naadiga…
Read More » -
England
Leroy Sane oo seegaya Confederations Cup
(Manchester) 23 Maajo 2017. Da’yarka kooxda Man City Leroy Sane ayaa seegi doona koobka Confederations Cup oo uu ka qeyb…
Read More » -
England
RASMI: Eduardo Carvalho oo heshiis cusub u saxiixay Chelsea
(London) 23 Maajo 2017 Goolhayaha kooxda Chelsea ee Eduardo Carvalho ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub xili la saadaalinayay inuu katagi doono…
Read More » -
England
Klopp oo diirada saartay saxiixa Iker Casillas
(Liverpool) 23 Maajo 2017 Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa diirada saartay goolhayaha FC Porto ee Iker Casillas. AS ayaa daaha…
Read More » -
England
Man United oo baajisay shirkii jaraa’id ay qaban lahayd maanta ka hor Final ka Europe League
(Manchester) 23 Maajo 2017. Jose Mourinho ma hogaamin doono shirka jaraa’id ee kooxda Man United ka hor kulanka final ka…
Read More » -
Italy
Juventus oo u jiheysaneysa dhanka Iniesta
(Turino) 23 Maajo 2017. Kooxda xafidaneysa Serie A ee Juventus ayaa xiiseynaysa kubbad qaabeeyaha Barcelona Andres Iniesta waa haddii uu…
Read More » -
England
Antonio Conte oo maamulka Chelsea kula dagaalamaya sidii uu Costa u sii joogi lahaa kooxda
(London) 23 Maajo 2017. Tababaraha Chelsea Antonio Conte ayaa cidiyaha ku dagaalamaya sidii uu kooxda u sii joogi lahaa dhaliyaha…
Read More » -
Spain
“Messi ayaa markale u qalma Ballon d’Or laakiin haddii uu qaadi waayo waxaa u qalma….” Pique
(Catalonia) 23 Maajo 2017. Daafaca kooxda Barcelona Gerard Pique ee aalaaba sida wayn u muujiya naceybkiisa ku aadan kooxda Real…
Read More »