Mateo Musacchio oo caafimaadka u maray kooxda AC Milan + Sawirro & Muuqaal

(Milano) 22 Maajo 2017 – Daafaca dhexe ee reer Argentina ee Mateo Musacchio ayaa kasoo degey magaalada Milano isagoo caafimaadka ku maray La Madonnina si uu u dhamaystiro ku biiristiisa kooxda AC Milan.

Laacibkan ayaa lagu wadaa inuu berri qalinka ku aaso qandaraas 4 sanadood ah oo uu fasalkii ku qaadanayo €2.5m euro, isagoo AC Milan ugu kacaya €18m oo euro.

Daafacan 26-jirka ah ee reer Argentina ee caalamiga ah ayaa u dheelayay kooxda  Villarreal tan iyo 2009 oo uu kaga soo biiray kooxda River Plate.

Halkan ka DHEEHO….

b1 b3

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close