Ronaldo oo markale laga reebay safka Real Madrid ee kulanka caawa…(Aqri liiska la magacaabay)

vvv

(Madrid) 06 Maajo 2016. Cristiano Ronaldo ayaa laga reebay safka Real Madrid ee caawa wajihi doona kooxda Granada kulan muhiim ah oo ka tirsan horyaalka La Liga.

Zidane ayaa markale go’aansaday inuu nasiino siiyo xiddiga qaab ciyaareedka wacan ku jira xilli ay kooxda ku soo wajahan yihiin kulamo muhiim ah sida lugta labaad ee Champions League ay ku wajahayaan Atletico Madrid.

Ronaldo ayaa sidoo kale hal jaale u jira inuu ganaax ku seego kulanka shidan ay ku wajihi doonaan Sevilla 14-ka bisha, sidaa darteed macallinka reer France ayaa xal u arka inuu kulankan nasiino siiyo laacibkiisa.

Hoos ka eeg xiddigaha loo magacaabay kulanka caawa:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close