Real Madrid oo shiiska saaratay Hector Bellarin

(Madrid) 06 Maajo 2017. Real Madrid waxa ay dooneysaa in ay Barcelona ku garaacdo saxiixa Hector Bellarin, sidaas waxaa laga soo xiganayaa Don Balon.

Warkan waxa uu intaa ku darayaa in Los Blacos ay dooneyso Danilo in uu aado Arsenal si uu heshiisku u noqdo is weydaarsi.

Florentino Perez waxa uu rabaa in uu bixi Brazilian-ka si uu u xoojiyo dambeedka middig oo uu ugu garaaco Barcelona Spaniard-ka.

hector-bellerin-arsenal_ddchbtc47pjl1eicu2dtdxvya

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close