HORDHAC: Juventus Vs Torino

Juventus-vs-Torino-Serie-A-Match-Preview

(Turin) 06 Maajo 2017. Juventus waxa ay soo dhaweyn doontaa kooxda ay magaalo wadaaga yihiin ee Torino.

Kulankan waxaa mid xiiso gaar ah xambaarsan maadama Serie A-ga uu go’aamin karo.

Waxa ay taasi dhici doontaa haduu Bianconeri ay ka badiso Torino oo axadda la garaaco Roma oo booqaneysa San siro ama bar bar dhac lagu celiyo.

Juventus waxa ay hanan doontaa horyaalkii 6aad oo xiriir ah.

JUVENTUS OO TODDOBAADKAN KU GUULEYSAN KARTA SERIE A

SAFAFKA LA FILI KARO

Juve

Gegida: Juventus

Saacadda Geeska Africa: 9:45Pm

Dhex dhexaadiyaha: Paolo Valeri

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close