Day: May 6, 2017
-
Spain
Real Madrid oo go’aamisay qiimaha ay ku iibinayso James Rodriguez, kooxdeese ugu dhaw saxiixiisa?
(Madrid) 06 Maayo 2017 Kooxda Real Madrid ayaa go’aansatay inay iska iibiso kabtanka xulka Colombia ee James Rodríguez kaas oo ay kala…
Read More » -
England
Kooxaha ugu wayn ingiriiska oo ku loolamaya saxiixa Dani Alves
(Torino) 06 Maayo 2017 Kooxaha ugu tunka wayn ingiriiska ayaa ku loolamaya saxiixa daafaca midig ee kooxda Juventus kaas oo soo…
Read More » -
England
Vincent Kompany oo difaacay Pep Guardiola: Dadka qaar waxay ku raaxaysanayaan fashilkiisa”
(Manchester) 06 Maayo 2017 Kabtanka kooxda Manchester City ee Vincent Kompany ayaa difaacay tababarihiisa Pep Guardiola oo xiliciyaareedkiisii ugu horeeyay ku qaadanaya…
Read More » -
Spain
Lionel Messi oo iska diiday dalab ay u soo gudbisay Barcelona
(Catalonia) 06 Maajo 2016. Lionel Messi ayaa la warinayaa inuu iska diiday dalab bilow ah oo loogu kordhinayo heshiiska kaa…
Read More » -
Spain
Ronaldo oo markale laga reebay safka Real Madrid ee kulanka caawa…(Aqri liiska la magacaabay)
(Madrid) 06 Maajo 2016. Cristiano Ronaldo ayaa laga reebay safka Real Madrid ee caawa wajihi doona kooxda Granada kulan muhiim…
Read More » -
England
Xiddigo muhiim ah oo ka maqanaan doona kooxda Man City kulanka ay maanta la leeyihiin Crystal Palace ee Premier League
(Manchester) 06 Maajo 2017 – Afarta ciyaaryahan ee kooxda Manchester City ee kala ah Sergio Aguero, David Silva, John Stones…
Read More » -
England
Ciyaaryahannada u sharraxan abaal-marinta xiddigii ugu fiicnaa bishii April ee Premier League oo la shaaciyey
(England) 06 Maajo 2017 – Xiddigaha u sharraxan abaal-marinta Laacibka ugu fiicnaa horyaalka Premier League bishii dhammaatay ee Abriil ayaa…
Read More » -
Spain
Lionel Messi oo barbareyn doona Cristiano Ronaldo haddii uu ku guuleyso abaal-marinta…
(Barcelona) 06 Maajo 2017 – Weeraryahanka kooxda kubadda Barcelona ee Lionel Messi waxa uu qarka u saran yahay inuu barbareeyo…
Read More » -
Suuqa
Real Madrid oo shiiska saaratay Hector Bellarin
(Madrid) 06 Maajo 2017. Real Madrid waxa ay dooneysaa in ay Barcelona ku garaacdo saxiixa Hector Bellarin, sidaas waxaa laga soo…
Read More » -
Italy
HORDHAC: Juventus Vs Torino
(Turin) 06 Maajo 2017. Juventus waxa ay soo dhaweyn doontaa kooxda ay magaalo wadaaga yihiin ee Torino. Kulankan waxaa mid xiiso…
Read More »