JUVE OO CASHAR DHIGTAY: Ka bogo qaar ka mid cinwaannadii ugu waawaynaa ee ay warbaahintu ka qortay guushii Juventus!

(Monte Carlo) 04 Maajo 2017 – Kooxda Juventus ayaa xalay si xarrago leh uga soo adkaatay kooxda AS Monaco oo ay 2-0 uga soo adkaatay waxaana kulankaasi ka xiddigeeyay waayeelka Giggio Buffon oo ay durba saxaafaddu u saadaalinayso Ballon D’or waa haddii uu koobka CL qaadee.

Yeelkeede, waxaa bandhigga Juventus oo ay ka muuqatey xeel waaya aragnimo ka buuxdo oo lagu waabsaday ilmaha yar yar ee caabboon ee Monaco wax ka qortay warbaahinta ciyaaraha ka faalloota ee Yurub ee hoos ka eeg cinwaannada qaarkood:

MARCA: Pipa aan isku aragno Cardif

L’EQUIPE: Juventus cashar bay bixisay

CdS: Alves & Higuain oo Monaco garaacay qarkana u saaran final-ka

MARCA: Higuain horraanba xiddig ayuu leeyahay

MUNDO DEPORTIVO: Isku xirka Alaves & Higuanin oo kala furay Monaco

DAILY MAIL: Old Lady oo cashar bartay carruurta yar yar qarkana u saaran dhamaadka CL

b b2 b3 b5 b6 b7 b8 b9 b10 b12 b13 b14 b15 b16 b17

bb

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close