Antoine Griezmann oo la heshiiyey Man United [The Sun]

antoine-griezmann-luxembourg-france-wc-qualifier_1c61jip5j9wqw1hlyzuvi3jsvk

(Manchester) 04 Maajo 2017. Antoine Griezmann waxa uu ogolaaday in uu Manchester United ugu biro heshiis dhan £280,000 toddobaadkii kaddib markii ay FASHIL ku noqotay Atletico Madrid Champions League-ga lugtii hore, sidaas waxaa qortay the Sun.

Manchester United waxa ay ku qasbanaan doontaa bixinta £89million oo ah qiimaha ay Atleti ku iibineyso dhaliyaha.

Yeelkeede, France-siiska waa bartilmaameedka ugu weyn ee Jose Mourinho.

Griezmann waxa uu ka walaacsanaa Champions League la’aan ku dhici karta Old Trafford, balse waxaa loo xaqiijiyey in saxiixyo badan la sameyn doono.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close