Day: May 4, 2017
-
toos
GOOGOOSKA: Celta Vigo vs Manchester United 0-1 (Rashford oo Celta raaskeeda uga raayay)
CELTA VIGO XI v Manchester United: Álvarez, Mallo, Cabral, Roncaglia, Jonny, Wass, Radoja, Hernández, Aspas, Sisto, Guidetti MAN UNITED: Romero,…
Read More » -
England
Wenger oo xaqiijiyay in Granit Xhaka uu seegi doono kulanka Man United
(London) 04 Maayo 2017 Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa xaqiijiyay in laacibkiisa Granit Xhaka uu dhaawac ku seegi doono kulanka…
Read More » -
Spain
Ronaldo oo noqday laacibkii ugu horeeyay ee taageerayaashiisa Instagram-ka ay gaaraan 100 milyan
(Madrid) 04 Maayo 2017 Laacibka kooxda Real Madrid iyo xulka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa noqday laacibkii ugu horeeyay ee barta Instagram…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
AC Milan oo kaddib Musacchio markan qarka u saaran Franck Kessié (Kulan 3 saacadood socday oo xalay dhacay)
(Milano) 04 Maajo 2017 – Waxaa xalay fiidkii kulan qaatay 3 saacadood iyo 20 daqiiqo yeeshay maamulka AC Milan iyo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
LABAALEEYDII SHULUQA: Taageerayaasha baraha bulshada oo sawirro maad leh ka sameeyay kulankii Juve-Monaco (Arag)
(Monte Carlo) 04 Maajo 2017 – Waxaa kulankii xalay ee ay Juventus uga badisay kooxda Monaco aad ugu maadsadey taageerayaasha…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
JUVE OO CASHAR DHIGTAY: Ka bogo qaar ka mid cinwaannadii ugu waawaynaa ee ay warbaahintu ka qortay guushii Juventus!
(Monte Carlo) 04 Maajo 2017 – Kooxda Juventus ayaa xalay si xarrago leh uga soo adkaatay kooxda AS Monaco oo…
Read More » -
Suuqa
Antoine Griezmann oo la heshiiyey Man United [The Sun]
(Manchester) 04 Maajo 2017. Antoine Griezmann waxa uu ogolaaday in uu Manchester United ugu biro heshiis dhan £280,000 toddobaadkii kaddib markii…
Read More » -
England
“Xitaa United oo taagdaran wey garaaci kartaa Arsenal”.
(London) 04 Maajo 2017. Manchester United oo taagdaran xitaa wey garaaci kartaa Arsenal, sidaas waxaa qaba kabtankii hore ee Red Devils…
Read More » -
Spain
Muller oo amaan huwiyey Ronaldo
(Munich) 04 Maajo 2017. Xiddigga Real Madrid, Cristiano Ronaldo waa qeyrul-caadi, kartidiisa ‘MADAX DHALINTA” na waxa ay u qalantaa amaan, sidaas…
Read More » -
Wararka
HORDHAC: Celta Vigo Vs. Manchester United
(Madrid) 04 Maajo 2017. Manchester United waxa ay booqan doontaa Celta Vigo lugta hore ee afar dhamaadka Europa League. United waxa…
Read More »