SAWIRRO: Kylian Mbappé & walaalkii Ethan oo 7-jir ah oo caawa garoonka isla soo galay!

(Monte Carlo) 03 Maajo 2017 – Waxaa haatan soconaysa ciyaarta adag ee lugta hore ee nus-dhamaadka CL ee dhexmaraysa Monaco-Juventus, taasoo ay haatan 1-0 ku hoggaaminayso Marwada Gabowday.

Yeelkeede, qannaaska Monaco ee Kylian Mbappé, oo ah weeraryahan dhashay 98 ayaa waxaa garoonka lasoo galay walaalkii Ethan oo ah 7-jir, kaasoo ka mid ahaa 23 carruur ah oo ay UEFA u xushay inay soo raacaan labada kooxood marka ay garoonka soo gelayaan.

Waxaana kaaga daran in Kylian Mbappé uu isla walaalkii gacanta ka haystey markii uu garoonka soo gelayay.

Hoos ka dheeho sawirrada.

b

b1

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close