Juan Mata oo soo bandhigay Qoob ka ciyaar cusub (DAAWO)

(Manchester) 03 Maayo 2017 Laacibka reer Spain ee kooxda Manchester United Juan Mata ayaa soo bandhigay qoob ka ciyaar cusub, wuxuuna ka yaabsaday saaxiibkiis Eric Bailly.

Juan Mata ayaa ka soo muuqday muuqaal uu duubay Bailly xili ay kuwada sugnaayeen qolka labiska ee kooxda Manchester United.

29 jirkaan ayaa soo bandhigay qoob ka ciyaarka isaga oo adeegsanaya kubadda, wuxuuna ka yaabsaday dhamaan ciyaartoydii ku sugnaa goobta.

Image result for juan mata dancing

Halkaan Ka Daawo:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close