Day: May 3, 2017
-
Champ' League
CL: Kooxda Juventus oo hal lug dhigatay dhamaadka Champions League + Sawirro
(Monte Carlo) 03 Maajo 2017 – Kooxda Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa lug dhigatay final-ka Champions League ee kal-ciyaareedkan 2016-17,…
Read More » -
France
SAWIRRO: Kylian Mbappé & walaalkii Ethan oo 7-jir ah oo caawa garoonka isla soo galay!
(Monte Carlo) 03 Maajo 2017 – Waxaa haatan soconaysa ciyaarta adag ee lugta hore ee nus-dhamaadka CL ee dhexmaraysa Monaco-Juventus,…
Read More » -
Italy
WAR CUSUB: AC Milan oo Atalanta & wakiilka Franck Kessie haatan wada hadal kula jirta
(Bergamo) 03 Maajo 2017 – AC Milan ayaa kulan kula jirta wakiilka Franck Kessie, iyo sidoo kale maareeyayaasha Atalanta iyadoo…
Read More » -
Italy
TOOS u daawo: AS Monaco vs Juventus – LIVE (Shaxda sugan)
Monaco: Subasic; Dirar, Glik, Jemerson, Sidibé; Bernardo Silva, Fabinho, Bakayoko, Lemar; Falcao, Mbappé Kaydka Monaco: De Sanctis, Jorge, Raggi, Touré,…
Read More » -
Soomaaliya
Garsoorayaal da’yar oo siminaar loogu furay Muqdisho+ SAWIRRO
(Muqdisho) 03 Maajo 2017Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay Siminaar heerkiisu sareeyo kaasoo sare loogu qaadayo tayada…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Juan Mata oo soo bandhigay Qoob ka ciyaar cusub (DAAWO)
(Manchester) 03 Maayo 2017 Laacibka reer Spain ee kooxda Manchester United Juan Mata ayaa soo bandhigay qoob ka ciyaar cusub, wuxuuna…
Read More » -
Italy
DEG DEG: Francesco Totti oo ka fariisanaya kubadda cagta dhamaadka xiliciyaareed kan
(Roma) 03 Maayo 2017 Kabtanka kooxda Roma ee Francesco Totti ayaa la xaqiijiyay inuu ka fariisanayo kubadda cagta dhamaadka xiliciyaareed kan. 40…
Read More » -
Champ' League
“Ma joojinayno goolal dhalinta” – Marco Asensio
(Madrid) 03 Maayo 2017 Laacibka kooxda Real Madrid ee Marco Asensio ayaa ka hadlay guushii xalay kooxdiisu ay ka gaartay kooxda Atletico…
Read More » -
Champ' League
Cristiano Ronaldo wuxuu gaaray goolashiisii 399 ee Real Madrid ee ma ahan 400….(Ogoow sababta)
(Madrid) 03 Maajo 2017. Kaddib saddexleydii uu xalay dhaliyay Cristiano Ronaldo, saaafadda ayaa shaacisay inuu gaaray goolashiisii 400-aad ee Real…
Read More » -
Italy
XOG: AC Milan oo heshiis la gaartey Mateo Musacchio & kharash badan oo ay u qoondaysay suuqa kala iibsiga
(Milano) 03 Maajo 2017 – AC Milan ayaa qarka u saaran inay heshiis 4 sano ah qalinka kula aasto daafaca…
Read More »