SAWIRRO: Kooxda Juventus oo gaartey magaalada Monte Carlo

(Monte Carlo) 02 Maajo 2017 – Kooxda Juventus ayaa habeen dambe la ballansan dhigeeda AS Monaco oo ay gurigeeda kula soo dheelayso lugta hore ee nus-dhamaadka CL.

Haddaba, laacibiinta Juve ayaa durba gaarey magaalada Monte Carlo ee Imaaradda Monaco iyagoo sidoo kale gaarey garoonka kooxda AS Monaco si ay jawiga ula qabsadaan.

Kooxda Juventus ayaa maalmihii dambe waxay ku tababaranaysay kubad haysiga si ay u xakamayso dhaqaaqa biriqda ah ee kooxda caabboon ee Monaco oo ay adag tahay in la iska dhiciyo haddii aan kubadda laga haynin.

Hoos ka daawo sawirrada.

b

b1 b2 b3 b4 b6 b7 b9 b10 b12 b13 b14 b16 b17 b18 b19 b20 b21 b22

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close