SAWIRRO: Jamaahiirta Real Madrid oo wacdaro ka dhigay garoonka Santiago Bernabéu Stadium

(Madrid) 02 Maajo 2017 – Waxaa haatan soconaysa ciyaarta derby Madrid ee dhexmaraysa ilmaha magaaladaasi ee Real Madrid vs Atletico Madrid kuwaasoo iskula dheggan lug-horaadka nus-dhamaadka CL.

Haddaba, taageerayaasha kooxda Cadcadka ayaa garoonka Santiago Bernabéu Stadium kusoo bandhigay muuqaallo mehrajaan oo kale ah oo aad u qurux badan, kuwaasoo aad usoo jiitey warbaahinta iyo daawatada TV-ga ka daawanaysa ciyaartan adag.

Ciyaarta ayaa haatan waxay maraysaa 1-0 ay ku hoggaaminayso kooxda Real oo uu gool madax ah u ansixiyay jookarka ay ku duusho ee XR7.

Hoos ka eeg sawirrada.

b

b1 b2 b3 b4

Atletico Madrid's Belgian midfielder Yannick Ferreira Carrasco (R) vies with Real Madrid's Croatian midfielder Luka Modric (L) and Real Madrid's defender Dani Carvajal during the UEFA Champions League semifinal first leg football match Real Madrid CF vs Club Atletico de Madrid at the Santiago Bernabeu stadium in Madrid, on May 2, 2017. / AFP PHOTO / JAVIER SORIANO
Atletico Madrid’s Belgian midfielder Yannick Ferreira Carrasco (R) vies with Real Madrid’s Croatian midfielder Luka Modric (L) and Real Madrid’s defender Dani Carvajal during the UEFA Champions League semifinal first leg football match Real Madrid CF vs Club Atletico de Madrid at the Santiago Bernabeu stadium in Madrid, on May 2, 2017. / AFP PHOTO / JAVIER SORIANO

b6 b7 b9 b10

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close