Day: May 1, 2017
-
Wararka
GOOGOOSKA: Watford vs Liverpool 0-1 (Reds oo gool madi ah ku raysay)
TOOS Vicarage Road Watford: Gomes, Janmaat, Mariappa, Prodl, Britos, Amrabat, Cleverley, Doucoure, Capoue, Niang, Deeney. Kaydka: Success, Behrami, Zuniga, Kabasele, Pantilimon,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Maamulka Inter Milan oo hoos u dhaadhicinaya macallin Stefano Pioli (Halkee u wadaan?)
(Milano) 01 Maajo 2017 – Sharikadda iska leh milkiyadda Inter Milan ee Suning Group ayaa sida lasoo werinayo waxay ku…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
XOG: Kooxda Juventus oo isla todobaadka soo socda hanan karta horyaalka Talyaaniga!
(Torino) 01 Maajo 2017 – Kooxda Juventus ayay dhici karta waxay todobaadka soo aaddanba u dabaaldegi kartaa hanashada horyaalkeedii 6-aad…
Read More » -
England
Petr Cech oo ka xumaaday guul daradii ka soo gaartay Tottenham
(London) 01 Maayo 2017 Goolhayaha kooxda Arsenal ee Petr Cech ayaa ka xumaaday guul daradii kooxdiisa ka soo gaartay kooxda Tottenham. Kooxda…
Read More » -
Wararka
Carvajal: Zidane si wacan ayuu kooxda isugu cel celinayaa
(Madrid) 01 Maajo 2017. Daafaca Real Madrid Dani Carvajal ayaa sheegay In xaalad wanaagsan ayey ku jiraan kooxda kahor kulanka afar…
Read More » -
Spain
Zidane: Real Madrid waa qasab in ay u qaadato lug labaad in aysan jirin
(Madrid) 01 Abriil 2017. Atletico Madrid waxa ay soo booqan doontaa salaasada gegida Santiago Bernabeu lugta hore ee afar dhamaadka Champions…
Read More » -
Champ' League
Bale iyo Pepe oo si rasmi ah u seegaya kulanka Derby Madrid
(Madrid) 01 Maayo 2017 Tababare Zidane ayaa shaaciyay liiska ciyaartoyda uga qaybgalaya kulanka habeen dambe ay marti qaadi doonaan Atletico Madrid.…
Read More » -
Italy
“Dybala kala bar kooxaha Europe oo dhan ayaa doonaya”.
(Turin) 01 Maajo 2017. Paulo Dybala waxaa dooneyey kala bar kooxaha Europe, laakiin Argentinian-ka waxa uu goostay in uu heshiis cusub…
Read More » -
England
Man City oo ka cabsi qabta inay wayso Sergio Aguero inta ka harsan xiliciyaareed kan
(Manchester) 01 Maayo 2017 Kooxda Manchester City ayaa ka cabsi qabta inay dhaawac ku wayso inta ka harsan xiliciyaareed kan weerar…
Read More » -
Wararka
Inter Milan oo qorsheysay kulan xasaasi ah oo la yeelaneyso Simeone
(Milan) 01 Maajo 2017. Inter Milan waxa ay qorsheeysay kulan ayey la yeelan doonto Diego Simeone iyada oo u soo bandhigi…
Read More »