Month: May 2017
-
Afrika
Halkee ku dambaysay xaaladda Franck Kessié?! (Xogtii ugu dambaysay)
(Milano) 31 Maajo 2017 – Wax walba waa dhag, Franck Kessie wuxuu berriba noqonayaa laacib ka tirsan kooxda AC Milan…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA & SAWIRRADA: Italy vs San Marino 8- 0 (Da’yarta Talyaaniga oo ku dooddiyey difaaca bololka ah ee San Marino)
Italy: Scuffet; D’Ambrosio, Caldara, Ferrari, Conti; Gagliardini, Baselli; Berardi, Petagna, Lapadula, Chiesa Kaydka Italy: Gollini, Biraghi, Calabria, Ceccherini, Ferrari, Cataldi,…
Read More » -
Champ' League
Ramos oo ammaan ugu qubeeyay Buffon ka hor finalka Champions League
(Madrid) 31 Maajo 2017. Kabtanka Real Madrid Sergio Ramos ayaa ammaanay dhigiisa Juventus ee Gianluigi Buffon ka hor dheeshooda finalka…
Read More » -
Italy
RASMI: De Rossi oo heshiis cusub u saxiixay AS Roma
(Roma) 31 Maajo 2017. Daniele De Rossi ayaa qandaraas cusub oo ku eg bisha June ee 2019 qalinka ugu duugay…
Read More » -
England
RASMI: Arsene Wenger oo heshiis cusub qalinka ugu duugay Arsenal
(London) 31 Maajo 2017. Tababare Arsene Wenger ayaa ugu dambeyn heshiis cusub u saxiixay kooxda Arsenal. Gunners ayaa xaqiijisay in…
Read More » -
England
SAWIRRO: Man City oo soo bandhigtay maaliyadda ay gurigeeda ku ciyaari doonto fasal ciyaareedka cusub ee 2017/18
(Manchester) 31 Maajo 2017. Naadiga Man Ciy ayaa soo bandhigtay maaliyada ay kal ciyaareedka cusub ku ciyaari doonto garoonkeeda. Maaliyada…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
100 ka ciyaartooy ee ugu caansan adduunka oo la soo saaray…..(Ronaldo oo hogaaminaya Messi-na 2-aad kuma jiro)
(World) 31 Maajo 2017. ESPN ayaa soo saartay 100 laacib ee ugu caansan ciyaaraha nuucyadiisa kala duwan waxaana hogaanka u…
Read More » -
Champ' League
“Offside ma ahayn goolkii aan Champions League uga qaadnay Juventus.”.
(Madrid) 31 Maajo 2017. Sagaal iyo toban sano ayaa ka soo wareegatay laakiin xusuusta Predrag Mijatovic ee goolkii guusha uu…
Read More » -
Italy
Shaxda & safka ay AC Milan doonayso inay lasoo shirtagto kal-ciyaareedka xiga ee 2017-18.
(Milano) 31 Maajo 2017 – Ujeedka kooxda AC Milan ee fasal-ciyaareedka soo aaddan wuu cad yahay, waana inay dib ugu…
Read More » -
Italy
Juventus oo €50m ku baadi goobaysa Federico Bernardeschi
(Torino) 31 Maajo 2017 – Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Juventus ay dalab qaali ah oo ku kacaya €50m…
Read More »