Shax isku dhaf ah oo laga sameeyey xiddigaha City iyo United kahor Manchester Derby

159-e1493128350289

(Manchester) 27 Abriil 2016. Manchester City waxa ay kulan aad muhiim u ah ku qaabili doontaa Manchester United gegida Etihad.

Ciyaartan waa mid ay labada dhinacba ahmiyad gaar ah siinayaan maadama ay go’aamin karto midda labadooda u soo bxii doonta Champions League-ga kale dambe.

Hadaba, aan eegno shax la isku dhafay oo xiddiggaha labada dhinac ah.

lineup-1990

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close