Manchester United oo wadaxaajood la furtay wakiilada Oblak

hd-jan-oblak-atletico-madrid_1cb91ks31b8gz14x9xyqvinfl6

(Manchester) 27 Abriil 2017. Manchester United waxa ay wadahdal la furtay wakiilada goolwalaha Atletico Madrid Jan Oblak, sidaas waxaaa qortay Manchester Evening News.

Manchester United waxa ay ka cabsi qabtaa in David de Gea uu xagaaga ka aado Real Madrid waxa ayna bilowday raadinta badalkiisa.

Waxa ay isku dayeysaa helidda goolhayaha u dhashay Slovenia ee Oblak.

Los Blancos waxa ay si weyn ugu raad joogtay De Gea muddo sanado ah waxaana ka go’an mar uun in ay soo xero galiso.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close