AC Milan oo qandaraas cusub miiska u soo saartay Gianluigi Donnarumma

gianluigi-donnarumma-inter-milan-serie-a-04152017_2pblr24gv8vs1kjoimiw1bw1d

(Milan)27 Abriil 2017. Goolhayaha cajiibka ah ee AC Milan Gianluigi Donnarumma ayaa lagu wadaa in qandaraas buuran lagu abaalmariyo si meeshalooga saaro xiisaha uga imanaya Manchester United, sidaas waxaa qortay La Repubblica.

18 jirka waxa uu ka mid noqday goolhayeyaasha dunida ugu wanaagsan tan iyo markii uu soo galay safka kowaad ee Milan, taas wax ay keentay in Mourinho u arkoodo badalka David de Gea.

Milan iminka waxa ay miiska u soo saartay qandaraas uu ololihii ku qaadanayo €3.5 million halka 15% uu heli doono wakiilkiisa Mino Raiola hadii mustaqbalka la iibiyo.

 

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close