Day: April 27, 2017
-
toos
GOOGOOSKA: Manchester City vs Manchester United 0-0 (Labada Manchester oo is mari waayay)
Manchester City XI (4-2-3-1): Bravo; Zabaleta, Kompany, Otamendi, Kolarov; Toure, Fernandinho; Sterling, De Bruyne, Sane; Aguero. Manchester United XI (4-3-3):…
Read More » -
Wararka
Gurdiola: Carrick waa mid ka mida udub dhexaadyadii abid ugu fiicnaa ee aan nolosheyda arko
(Manchester) 27 Abriil 2017. Pep Guardiola ayaa ku amaanay Michael Carrick in uu ka mid yahay bur buriyeyaasha ugu wanaagsan ee…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Shax isku dhaf ah oo laga sameeyey xiddigaha City iyo United kahor Manchester Derby
(Manchester) 27 Abriil 2016. Manchester City waxa ay kulan aad muhiim u ah ku qaabili doontaa Manchester United gegida Etihad. Ciyaartan…
Read More » -
Wararka
AC Milan oo qandaraas cusub miiska u soo saartay Gianluigi Donnarumma
(Milan)27 Abriil 2017. Goolhayaha cajiibka ah ee AC Milan Gianluigi Donnarumma ayaa lagu wadaa in qandaraas buuran lagu abaalmariyo si meeshalooga…
Read More » -
Spain
Manchester United oo wadaxaajood la furtay wakiilada Oblak
(Manchester) 27 Abriil 2017. Manchester United waxa ay wadahdal la furtay wakiilada goolwalaha Atletico Madrid Jan Oblak, sidaas waxaaa qortay Manchester…
Read More » -
Wararka
Guardiola: Waxaan dareemayaa in aan hada ahay tababbare wacan
(Manchester) 27 Abriil 2017. Pep Guardiola waxa uu sheegay in Premier League-ga uu cashar u noqday balse uu iminka dareemayo in…
Read More » -
England
HORDHAC: Manchester City Vs. Manchester United
(Manchester) 27 Abriil 2017. Kulan xiiso badan ayaa caawa Etihad ku dhexmari doonaa labada dhinac ee isku xifaaliya Manchester. Ciyaartan Manchester…
Read More »