XOG: Real Madrid iyo Juventus oo heshiis is weydaarsi ka galaya Dybala…Yaa tagaya Turin?

paulo-dybala-barcelona-juventus-ucl-19042017_saypadvh5f5x1ua1ijeoc20tb

(Turin) 24 Abriil 2017. Real Madrid waxa ay dooneysaa in ay soo xero galiso Paulo Dybala xagaaga, sidaas waxaa qortay Don Balon.

Xiddiggan oo diiradda u sarnaa Barcelona ayaa waxaa sida ay jariiradda fadhigeedu yahay Portugal qabtaa in Los Blancos ay loolanka ku soo biirtay.

Waxa ay daaha ka rogtay in Juventus iyo Real Madrid gali karaan heshiis is weydaarsi.

Kooxda Zinedine Zidane waxa ay diyaar u yihiin in James Rodriguez iyo  Alvaro Morata ay midkood u diraan Italy si ay u helaan Argentinian-ka.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close