SASSUOLO VS SSC NAPOLI: Shaxda & safafka ay duhurkan kusoo geli karaan!

(Sassuolo) 23 Abriil 2017 – Waxaa maanta duhurkii isku beegan kooxaha SSC Napoli oo u martiyaysa kooxda Sassuolo, jeer ay u hanqal taageeyso kaalinta 2-aad oo ay haatan ku jirto kooxda AS Roma.

Dhanka Sassu: Di Francesco ayaa waxaa laga doonayaa inuu daariyo boosaska Politano iyo Peluso oo ganaaxan, balse waxaa diyaar ah Berardi, waxaase ka maqan Missiroli.

Dhanka Napoli: Kabtan Hamsik ayaa kasoo kabtay jug kubka ah waana diyaar kulankan, waxaanse la heli karin daafaca Tonelli kulankan Sassuolo. Weerarku waa seddexda fudud ama orodka badan ee Callejon-Mertens-Insigne.

KAYDKA LABADA KOOXOOD

  • 40 VITALI, 30 COSTA, 5 ANTEI, 55 LETSCHERT, 20 LIROLA, 12 SENSI, 8 BIONDINI, 4 MAGNANELLI, 22 MAZZITELLI, 9 IEMMELLO, 10 MATRI, 27 RICCI

 

  • 1 RAFAEL, 22 SEPE, 11 MAGGIO, 21 CHIRICHES, 19 MAKSIMOVIC, 30 ROG, 31 GHOULAM, 42 DIAWARA, 20 ZIELINSKI, 4 GIACCHERINI, 32 PAVOLETTI, 99 MILIK

Ganaaxan

  • Politano (1), Peluso (1)
  • nessuno

Aan la heli karin

  • Pegolo, Gazzola, Missiroli
  • Tonelli

Untitled

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close