HORDHAC: AC Milan Vs. Empoli

AC-Milan-vs-Empoli-Serie-A-Match-Preview

(Milan) 23 Abriil 2017. Milan waxa ay la dheeli doontaa Empoli kulan ka tirsan Serie A-ga.

Xilli uu ku sii siqayo heer gaba gabo Serie A-ga, Milan waxa ay wali hami ka leedahay ka mida noqshada kooxaha Champions League-ga u soo baxaya kal dambe.

Maxaa ka cusub Milan?

-Mati Fernandez ayaa loo badinayaa in uu ciyaaro walow uu soo laabtay Mario Pasalic

– Gianluca Lapadula ayaa la siin doonaa fursad weerarka ah hadii uu keydka u dhaco Carlos Bacca

RAADRAAC

-Milan wey badisay 4tii kulan ee ugu dambeeyey oo ay gurigeeda ku dheeshay Serie A-ga

-Milan lagama badin 6dii kulan ee ugu dambeeysay oo ay Empoli dhamaan tartamada la ciyaartay

SAFAFKA LA FILI KARO

Mui

Gegida: San Siro

Saacadda Geeska Africa: 4Pm (Galabta)

Dhex dhexaadiyaha: Claudio Gavillucci

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close