FIORENTINA VS INTER MILAN: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

(Firenze) 22 Abriil 2017 – Waxaa caawa ciyaaraya kooxaha Fiorentina vs Inter Milan oo ku ballansan gegada Artemio Frenchi di Firenza, taasoo muhim u ah labada kooxoodba.

Kooxda Viola ayaa haddii ay badiso waxaa soo noolaan karta rajo caato ah oo ay ka leedahay koobka EL, halka haddii Inter laga badiyo ay wax badan u dhimi karto macnawiyadda kooxdan.

Haddaba hoos ka dheeho shaxda ay caawa kusoo geli karaan

Untitled

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close