Day: April 21, 2017
-
Italy
Horyaalka Talyaaniga oo sanadka soo aaddan loo isticmaali doono hannaanka VAR (Waa maxay?)
(Roma) 21 Abriil 2017 – Jamciyadda garsoorayaasha Talyaaniga ayaa sheegay inaan VAR loo adeegsan doonin final-ka Coppa Italia, balse waxay…
Read More » -
Italy
RASMI: Juventus oo la saxiixatay Rodrigo Bentancur
(Torino) 21 Abriil 2017 – Juventus ayaa xaqiijisay saxiixa laacibka khadka dhexe ee Rodrigo Bentancur oo ay kasoo qaateen Boca…
Read More » -
England
Chelsea oo qaatiyaan ka taagan Diego Costa maadaama uu dalbanayo….
(London), 21 Abriil 2017 –Kooxda kubadda cagta Chelsea ee waddanka Ingiriiska ayaa qaatiyaan ka taagan weeraryahankeeda Spanish-ka ah ee Diego…
Read More » -
Holland
Daawo van Basten oo isagoo 52 jir ah dhalinaya Gool labaaleey ah
(Amsterdam), 21 Abriil 2017 – Laacibkii hore ee xulka Holland iyo kooxda AC Milan ee waddanka Talyaaniga Marco van Basten…
Read More » -
Afrika
Daawo Sawiro: Dhismihii Garoonka Waamo ee magaalada Kismaayo oo heer gabo gabo ah maraya
(Kismaayo) 21 Abriil 2016. Waxaa dhamaad ku dhow dhismaha garoonka kubadda cagta ee Waamo kaas oo ku yaala magaalada Kismaayo…
Read More » -
Champ' League
DEG DEG: Qori tuurkii afar dhamaadka Champions League-ga oo dhacay
(Nyon) 21 Abriil 2016. Waxaa goor dhaweyd lagu soo gaba gabeeyey magaalada Nyon ee dalka Switzerland qori tuurkii afar dhamaadka Champions…
Read More » -
Spain
Waa kuma ciyaaryahanka Bayern Munich ee ay Ronaldo iyo Ramos ku qal qaaliyeen in uu yimaado Real?
(Madrid) 21 Abriil 2017. Cristiano Ronaldo iyo Sergio Ramos waxa ay ka codsadeen Robert Lewandowski in uu ku soo biro Real…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Sidey u kala baqaan afarta koox ee isugu soo haray Champions League-ga oo maanta loo qori tuuri doono?
(Nyon) 21 Abriil 2017. Waan haynaa afarteenii ugu dambeysay! Habeenkii arbaca Juventus waxa ay soo reebtay Barcelona halka Monoco ay ka…
Read More » -
Aasiya
XOG: War farxad leh oo usoo yeeraya maamulka AC Milan (Maxaa dhacay?)
(Beijing) 21 Abriil 2017 – Kaddib dhibaatooyin badan oo uu soo maray Yonghong Li kaddib markii uu heli waayay raasumaalkii…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
XOG: Macallin Unai Emery oo heshiis la gaarey kooxda AS Roma
(Roma) 21 Abriil 2017 – Kooxda AS Roma ayaa sida lasoo werinayo waxay heshiis la gaareen macallinka Unai Emery oo…
Read More »