Waa tee kooxdii ugu fiicnayd wareega sideed dhammaadka Champions League???

ss

(Europe) 20 Abriil 2017. Goal ayaa qallinka u qaadatay oo shax ka sameysay wareega sideed dhammaadka Champions League oo xalay soo afjarmay.

Real Madrid, Monaco, Atletico Madrid iyo Juventus ayaa u soo baxay afar dhammaadka tartanka.

Shaxda Goal ayaa waxaa xiddigaha ugu badan ku leh Juventus oo iyadu cashar u dhigtay Barcelona, Boqol dhaliye Ronaldo iyo Marcelo oo maraqa ka cabay Bayern Munich ayaan shaxdaan ka marneyn.

EEG SHAXDA:

ar

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close