Lionel Messi oo lagu soo daray shaxda kooxda ugu xun wareega sideed dhammaadka Champions League…(Yaa kaloo ku jira?)

 ssssssss

(Europe) 20 Abriil 2017. Xiddiga 5-ta jeer ku guuleystay abaal marinta Ballon d’Or ee laacibka ugu fiican kubbada cagta adduunka ayaa lagu soo daray shaxda ugu xun wareega sideed dhammaadka Champions League kaddib markii ay kooxdiisa ka hartay tartanka.

Shan laacib ayay Barca ku leedahay kooxda ugu xun oo ay ka mid yihiin Suarez iyo Messi.

EEG SHAXDA:

sh

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close