Shaxda laga yaabo inuu Zidane la soo shir tago kulanka habeen dambe ee Bayern Munich

safff

(Madrid) 17 Abriil 2017. Gareth Bale ayaa dhaawac ku seegi doona kulanka habeen dambe ee Barnabeu ku dhex mari doona Real Madrid iyo Bayern Munich is araga labaad ee wareega rubuc dhammaadka Champions League.

Xiddiga reer Wales ayaa dhaawac muruqa ah ka soo gaaray lugtii hore ee lagu soo ciyaaray Jarmalka taa oo 2-1 looga soo adkaaday Bayern.

Isco oo guul u gacan galiyay cad cadka kulankii ugu dambeeyay ee horyaalka La Liga ay 3-2 uga adkaadeen Sporting Gijon ayay u badan tahay inuu dhexli doono booska Bale.

Haddaba eeg SHAXDA laga yaabo inuu Zidane la yimaado habeen dambe:

We expect Isco to come in for Gareth Bale, who has a calf injury. Alvaro Morata is also in contention

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close