SAWIRRO: Xiddigaha Bayern Munich oo u soo duulay Spain ka hor kulankooda habeen dambe ee Real Madrid

(Munich) 17 Abriil 2017. Bayern Munich ayaa u soo safartay magaalada Madrid ee caasimadda Spain ka hor kulankeeda habeen dambe ee Real Madrid lugta labaad ee sideed dhammaadka Champions League.

Kooxda reer Germany ayaa maanka u heysa guul daradii 2-1 ee looga soo adkaaday garoonkeeda, waxayna dooneysaa inay habeen dambe ka bixiso jawaab.

Daawo SAWIRRADA xiddiga Bayern Munich oo ku soo jeeda Madrid:

C9mo-OgWsAAlccC

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close