Safka laga yaabo inay Bayern Munich ku soo gasho kulanka habeen dambe ee Real Madrid

baye

(Europe) 17 Abriil 2017. Javi Martinez oo ganaaxan iyo Mats Hummels oo dhaawacan ayaa lagu wadaa inay seegaan kulanka habeen dambe ay Bayern Munich Bernabeu kula ciyaari doonto Real Madrid lugta labaad ee sideed dhammaadka Champions League.

Warsidaha Daily Star ayaa sameeyay safka macquulka ah ay Bayern ku soo gali karto habeen dambe.

Waxaa la filayaa inuu shaxda kooxda reer Germany dib ugu soo laaban doono dhaliyaha halista badan ee Robert Lewandowski kaa oo dhaawac garabka ah ku seegay lugtii hore ee kooxdiisa looga soo adkaaday 2-1.

EEG SHAXDA:

Here is the team we expect, with Alaba filling in at centre-back. Thomas Muller and Douglas Costa are also in contention

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close