Inter Milan oo ku dhididaysa dhaawaca Ivan Perisic

(Milano) 17 Abriil 2017 – Xaaladda Ivan Perisic ayaa xaaladdiisa la qiimeeynayaa kaddib markii garab weerarka Inter Milan garoonka looga saaray jug jilibka ka gaartey kulankii ay 2-2 la noqdeen AC Milan.

Laacibkan ayay shaashaduhu soo duwayeen isagoo jilibka laga saaro baraf kaddib markii uu ka baxay kulankii Derby della Madonnina ee Sabtigii.

Waloow uu kasoo muuqday tababarkii galabta misna Sky Sport Italia ayaa sheegaya in kaliya uu Stefano Pioli uga dan leeyahay in uu ku eego xaaladda faya qabka Croat-kan.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close