Day: April 17, 2017
-
England
EPL: Kooxda Arsenal oo soo degtay kaalinta lixaad kaddib guul ay ka soo gaartay Middlesbrough oo ay booqatay… + SAWIRRO
(Middlesbrough) 18 Abriil 2017 – Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa guul ka soo gaartay naadiga Middlesbrough oo ay booqatay waxaana…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA & SAWIRRADA: Middlesbrough vs Arsenal 1-2 (Gunners oo guul muhim ah gaartey)
MIDDLESBROUGH (4-3-3): Guzan; Barragan, Ayala, Gibson, Fabio; Clayton, De Roon, Leadbitter; Ramirez, Downing, Negredo. ARSENAL (3-4-3): Cech; Gabriel, Koscielny, Holding;…
Read More » -
Italy
TOTTI-GA CUSUB: Wiilka Totti oo durba ku guulaystey gool dhalinta….
(Roma) 17 Abriil 2017 – Muluqa yar ee uu dhalay Francesco Totti ee Christian oo 11-jir uun ah ayaa noqday…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
KACAANKA CUSUB: AC Milan oo heshiis afka ah la gaartey Cesc Fabregas (Xog)
(Milano) 17 Abriil 2017 – AC Milan ayaa sida lasoo werinayo heshiis afka ah la gaartey laacibka kubad qaabeeyaha khadka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Inter Milan oo ku dhididaysa dhaawaca Ivan Perisic
(Milano) 17 Abriil 2017 – Xaaladda Ivan Perisic ayaa xaaladdiisa la qiimeeynayaa kaddib markii garab weerarka Inter Milan garoonka looga…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Paulo Dybala oo u diyaar ah kulanka Barcelona isagoo ka hadlay mustaqbalkiisa
(Torino) 17 Abriil 2017 – Qannaaska Juventus ee Paulo Dybala ayaa hoosta ka xarriiqay “inuu diyaar yahay boqolkiiba boqol” kulanka…
Read More » -
Champ' League
Shaxda laga yaabo inuu Zidane la soo shir tago kulanka habeen dambe ee Bayern Munich
(Madrid) 17 Abriil 2017. Gareth Bale ayaa dhaawac ku seegi doona kulanka habeen dambe ee Barnabeu ku dhex mari doona…
Read More » -
England
Frank Lampard oo taladan u soo jeediyay xiddigaha Chelsea kaddib guul daradii ka soo gaartay Man United
(London) 17 Abriil 2017. Chelsea ayaa bishan ku bilaabatay iyadoo 10-dhibcood ka sarreysa Tottenham balse iminka afar dhibcood uun ayay…
Read More » -
Champ' League
Safka laga yaabo inay Bayern Munich ku soo gasho kulanka habeen dambe ee Real Madrid
(Europe) 17 Abriil 2017. Javi Martinez oo ganaaxan iyo Mats Hummels oo dhaawacan ayaa lagu wadaa inay seegaan kulanka habeen…
Read More » -
Soomaaliya
SAWIRRO XUL AH: Guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta qaaradda Afrika oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladda Muqdisho
(Muqdisho) 17 Abriil 2017. Madaxweynaha xiriirka kubadda cagta qaaradda Afrika Axmed Axmed ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo ay…
Read More »