XULKA SERIE A: Waa kuwee 11-ka laacib ee todobaadkan ugu wanaagsanaa horyaalka Talyaaniga?

(Roma) 16 Abriil 2017 – Waxaa todobaadkan la ciyaaray usbuucii 32-aad ee horyaalka Talyaaniga oo aad u xiise badnaa maaddaama uu jirey kulanka Derby della Madonnina oo ay labada Milanese ku kala bexeen 2-2 si la mid natiijadii wareegii hore.
Kooxda Roma ayaa iyana waxaa taako lama filaan ahayd u dhigtay kooxda Atalanta taasoo keentay inay Juve 2 dhibcood ka durugto iyadoo haatan hoggaanka ku haysa 8 dhibcood, haddaba Dave Taylor ayaa eegaya XI todobaadkan ugu fiicnayd horyaalka Serie A.
Pierluigi Gollini [Atalanta]
Cristian Zapata [Milan]
Francesco Acerbi [Sassuolo]
Manuel Pasqual [Empoli]
Kwadwo Asamoah [Juventus]
Jose Callejon [Napoli]
Jorginho [Napoli]
Joao Pedro [Cagliari]
Gerard Deulofeu [Milan]
Juan Cuadrado [Juventus]
Gonzalo Higuain [Juventus]
Xarfaanta xusidda mudan: Omar El Kaddouri [Empoli],Dries Mertens [Napoli], Ivan Perisic [Inter], Eugenio Lamanna [Genoa], Joao Mario [Inter], Marco Sau [Cagliari], Allan [Napoli], Antonio Candreva[Inter].
Gool FM