Day: April 16, 2017
-
Italy
DIB U EEGIS: Daqiiqadihii uu Orsato ku dhameeyay kulankii Derby Milan miyay khaldanaayeen?
(Milano) 16 Abriil 2017 – Waxaa shalay dhacay kulanka xiisaha badan ee Derby della Madonnina ama Derby Milano kaasoo ay…
Read More » -
Italy
XULKA SERIE A: Waa kuwee 11-ka laacib ee todobaadkan ugu wanaagsanaa horyaalka Talyaaniga?
(Roma) 16 Abriil 2017 – Waxaa todobaadkan la ciyaaray usbuucii 32-aad ee horyaalka Talyaaniga oo aad u xiise badnaa maaddaama…
Read More » -
England
EPL: Man United oo garoonkeeda Old Traffrod ku garaacday kooxda Chelsea … + SAWIRRO
(Manchester) 16 Abriil 2017 – Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa guul 2-0 ka gaartay Chelsea oo marti ugu ahayd…
Read More » -
England
Waa maxay sababta keydka loo dhigay Zlatan Ibrahimovic kulanka iminka u dhexeeya Man United iyo Chelsea?
(Manchester) 16 Abriil 2017. Waxaa lama filaan noqotay inuu keydka ka soo muuqday xiddigaha ugu goolasha badan Man United ee…
Read More » -
England
EPL: Kooxda Liverpool oo soo degtay kaalinta saddexaad ee horyaalka kaddib guul ay ka soo gaatay West Brom… + SAWIRRO
(West Brom) 16 Abriil 2017. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa guul 1-0 ka soo gaartay West Bromwich Albion oo ay…
Read More » -
England
QORMO XIISO LEH: Maxaa dhici lahaa haddii uu Pogba ku biiri lahaa Chelsea, Kante-na Man United?
(England) 16 Abriil 2017. Inyar ka feker, haddii Paul Pogba uu ku biiri lahaa Chelsea N’Golo Kante- na uu ku…
Read More » -
toos
TOOS u daawo: Manchester United vs Chelsea – LIVE (Shaxda sugan)
Manchester United XI: De Gea; Valencia; Bailly; Rojo; Darmian; Fellaini; Herrera; Young; Pogba; Lingard; Rashford Kaydka: Romero; Blind; Fosu-Mensah; Shaw;…
Read More » -
England
Ka hor kulankooda galabta yaa guulo badan kooxaha Manchester United iyo Chelsea horyaalka Premier League?
(Manchester) 16 Abriil 2017. Jose Mourinho ayaa galabta Old Trafford ku soo dhaweyn doona kooxdiisii hore ee Chelsea isagoo kolkan…
Read More » -
Soomaaliya
Guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta qaaradda Afrika oo bari imaan doono Muqdisho
(Muqdisho) 16 Abriil 2017 –Madaxweynaha xiriirka kubadda cagta qaaradda Afrika Axmed Axmed ayaa lagu wadaa in maalinta bari ah uu…
Read More » -
Wararka
TOOS u daawo: West Brom vs Liverpool – LIVE (Shaxda sugan)
West Bromwich Albion: Foster, Dawson, McAuley, Evans, Brunt, Fletcher (c), Yacob, Livermore; Phillips, Chadli; Robson-Kanu Kaydka: Myhill, M Wilson, Nyom,…
Read More »