Maamulka iyo shaqaalaha Gool FM oo Tahniyad dhalasho u diyaraya Liibaan Fantastic

(Muqdisho) 15 Abriil 2017 – Maamulka iyo shaqaalaha Idaacadda ciyaaraha ee Gool FM meel kasta oo ay dunida ka joogaan waxa ay iyagoo isku duuban tahniyad dhalasho Farxad leh hawada u marinayaan Liibaan Aadan Yaroow (Liibaan Fantastic) iyo Marwadiisa Muno Cabdullahi oo wiil ugu dhashay magaalada Muqdisho maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay Sabti 15 April 2017.

Waxaa si gaar ah tahniyaddan u diraya dhammaan qorayaasha bogga www.goolfm.net meel kasta oo ay joogaan, maadaama Liibaan Fantastic uu ka mid yahay qorayaasha warsidahan.

Wiilkaas qoyska ku soo biiray waxaan leennahay soo barbaraar oo noqo kii dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisaba anfaca. Aaamiin… Aamiin… Aamiin..

000hambalyo-dhalasho

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close