HORDHAC: Sporting Gijon Vs. Real Madrid

Sporting-Gijon-vs-Real-Madrid-Spanish-LaLiga-Match-Preview

(Madrid) 14 Abriil 2017. Real Madrid waxa ay ku sigatay in ay lumiso hogaanka toddobaadkii hore xilli uu ololaha meeshiisii ugu xasaasinayaa marayo.

Hase ahaatee, Barcelona ayaa dhulka la dhigay taas oo ka dhigtay in Los Blancos iminka saddex dhibcood hogaanka ku hayso iyada oo uu baaqi u yahay kulan.

Waxa ay booqaneysaa maanta Sporting oo ay dooneyso in ay ka soo badiso.

 

Maxaa ka cusub Real?

– Dani Carvajal waxa uu kulanka ku seegayaa ganaax waaxase dheelaya Danilo

– Raphael Varane and Pepe waqti dheer ayey garooada ka maqnaan doonaaan waxa ayna ka dhigan tahay in Sergio Ramos iyo Nacho daafaca dhexe isku wehelin doonaan

– James Rodriguez, Isco, Lucas Vazquez, Mateo Kovacic iyo  Marco Asensio in ay safka hore soo galaan ayaa la filayaa halka Morata oo uu duullaanka hogaamin doono

RAADRAAC

-Sporting Gijon 25 ka mida 28kii kulan ma aysan badin La Liga

-Real Madrid 10 ka mida 11kii kulan ee ugu dambeeyey dhamaan tartamada wey ka badisay Sporting Gijon

SAFAFKA LA FILI KARO

2

Gegida: El Molinon

Saacadda Geeska Africa: 5:15Pm

Dhex dhexaadiyaha: David Fernandez

 

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close