HORDHAC: Roma vs. Atalanta

Roma-vs-Atalanta-Serie-A-Match-Preview

(Rome) 14 Abriil 2017. Wali kooxda caasimadda ka dhisan, Roma way soo qaban la’dahay Juventus oo ka sarreysa 6 dhibcood.

Hase ahaatee, waxa ay rajeyneysaa in ay aanta u kufto balse waxaa qasab ku ah in ay ka adkaato Atalanta taas oo farqiga dhibcaha u dhexeeya ku soo koobeysa 3.

Maxaa Roma ka cusub?

– Daniele De Rossi iyo Emerson wali si buuxda taam uma aha, taas waxa ay ka dhigan tahay in aan halis lagu galin doonon ciyaartan

–  Luciano Spalletti waxaa la filayaa in uu afar difaac ku soo galo si uu boosas ugu helo ciyaaryahanadiisa weerarka ah

RAADRAAC

-Roma 17 ka mida 18kii kulan ee ugu dambeeyey Serie A-ga wey badisay (Kulamada gurigeeeda)

-Atalanta lagama badin 10 ka mida 11kii kulan ee ugu dambeeyey Serie A-ga

SAFAFKA KA FILI KARO

rr

Gegida: Olimpico

Saacadda Geeska Africa: 4Pm

Dhex dhexaadiyaha: Piero Giacomelli

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close