HORDHAC: Inter Vs. Milan

Inter-Milan-vs-AC-Milan-Serie-A-Match-Preview

(Milan) 14 Abriil 2017. Derby della Madonnina  maanta labadaba ahmiyad ballaaran ayuu u leeyahay, balse waxaa sii daran Milan.

Walow ay labaduna isha ku hayaa loolanna ugu jiraan booska afraad ee Serie A-ga hadana Milan ayaa gali karta maanta maadama ay 57 dhibcood leedahay halka Lazio ay Iyana leedahay 60  (Lazio waxa ay ju jirtaa afraad), Inter waxa ay leedahay 55 dhibcood.

Hadii Lazio laga badiyo oo ay Milan soo badiso derby della Madonnina, waxa ay noqon doonaan isku dhibco.

Maxaa cusub labada naadi?

– Roberto Gagliardini    maqnaashihiisii toddobaadkii tagay Inter wey tabtay, taas waxa ay ku tuseysaa in uu de dejinayo soo kabashadiisa

– Éver Banega sida caadiga ahayd waxa uu loolan kula jiraa Joao Mario marka ay timaado safka kowaad gaar ahaan lambarka 10-naad

Milan

-Suso waa taam buuxa 90ka daqiiqo in uu dhameeysto ayaa la filayaa

-Shaki waxa uu ka jiraa cidda ku soo bilaabaneysa dhexda maadama ay saddex ciyaaryahan maqan yihiin

RAADRAAC

Inter shabaqeeda wey ka ilaashatay saddexdii kulan ee ugu dambeeyey oo ay u soo martiso Milan dhamaan tartamada

-Inter 11 ka mida 12kii kulan ee ugu dambeeyey Milan guuldarro ma aysan kala kulmin dhamaan tartamada

SAFAFKA LA FILI KARO

i

Gegida: Giuseppe Meazza

Saacadda Geeska Africa: 1Pm (Maanta duhurkii)

Dhex dhexaadiyaha: Daniele Orsato

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close