Day: April 14, 2017
-
Bannaanka Garoonka
SAWIRRO: Baro maamulka cusub ee AC Milan iyo madaxwaynohooda, madaxwaynayaashii soo maray & xiriirka ka dhexeeya Milan iyo Ingiriiska!
(Milano) 14 Abriil 2017 – Xarunta AC Milan ee Casa Milan, ay waxaa ka dhacay kulankii la wada sugayay ee…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
CASSA MILAN: TOOS ula soco shirka jaraa’id ee milkiilayaasha cusub ee AC Milan – LIVE
(Milano) 14 Abriil 2017 – Kaddib saxiixii iibka ee shalay, iminka waa shirka jaraa’id ee milkiilayaasha cusub oo haatan soo…
Read More » -
Champ' League
“Lewandowski waa noo diyaar kulanka lugta labaad” – Rummenigge
(Munich) 14 Abriil 2017 Gudoomiyaha kooxda Bayern Munich ee Karl-Heinz Rummenigge ayaa sheegay in kooxdiisu ay dib u heli doonto weerar…
Read More » -
Spain
Messi oo ka carooday laacib ka tirsan Barcelona oo hambalyo u diray Ronaldo
(Barcelona) 14 Abriil 2017 Wararka ka imaanaya Spain ayaa sheegaya in Lionel Messi uu caro xoogan ka muujiyay laacib ka tirsan…
Read More » -
England
Jurgen Klopp oo ka hadlay weerarkii loo gaystay kooxdiisii hore ee Borussia Dortmund
(Liverpool) 14 Abriil 2017 Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka hadlay weerarkii loo gaystay kooxdiisii hore ee Borussia Dortmund.…
Read More » -
England
Mourinho oo shaki galiyay waxtarka weerar yahanadiisa kadib barbarihii Anderlecht
(Manchester) 14 Abriil 2017 Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa shaki galiyay wax tarka weerar yahanadiisa kadib barbarihii Anderlecht. Mourinho…
Read More » -
England
Michael Carrick oo niyad jab ku tilmaamay barbarihii ay la galeen Anderlecht
(Manchester) 14 Abriil 2017 Laacbka qadka dhexe ee kooxda Manchester United Michael Carrick ayaa niyad jab ku tilmaamay in kooxdiisu ay…
Read More »