Shaxdii ugu wacneyd sideed dhamaadka Champions League-ga oo la sameeyey

cl-totr-120417_1dcr74osot3pp1icglsvrede1s

(Madrid) 13 Abriil 2017. Waxaa xalay la dheelay kulamadii ugu dambeeyey ee lugta hore sideed dhamaadka Champions League-ga

Ronaldo ayaa ciiwanada jariiradaha kubadda cagta markale isku xarday kaddib markii uu libinta quri tuurka Bayern vs Real siiyey maadama uu dhaliyey laba gool kulankii ay 1-2 uga badiyeen dhinaca Bavaria Allianz.

Salaasadii Juventus waxa ay iyana Talyaaniga cashar ugu soo dhigtay Barcelona iyada oo uga badisay 3-o.

AS Monoco waxa ay dubatay Borussia Dortmund halka Atletico Madrid ay 1-0 ku quusisay Leicester.

Hadana, kulamadaas waxaa laga sameeyey shax ka kooban 11kii xiddig ee sideed dhamaadka ugu tuk tukta roonaa.

o

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close